Dhakafaar - Cabdullaahi Janno - Bøker - Createspace Independent Publishing Platf - 9781546886877 - 22. mai 2017
Ved uoverensstemmelse mellom cover og tittel gjelder tittel

Dhakafaar

Cabdullaahi Janno

Pris
NOK 199

Bestillingsvarer

Forventes levert 15. - 25. jul
Legg til iMusic ønskeliste

Dhakafaar

Dhakafaar waa buug higsanaya inuu farta ku fiiqo fikirka qalloocsamay iyo fahamka gaasirka ah ee aafeeyay bulshada Soomaaliyeed. Wuxuu buuggu si toos ama si dadban u bixinayaa sawir muujinayo burburka ka dhashay fikirka gurracan xag bulsho, xag siyaasad, xag diin, xag qoys, xag dhaqaale, iyo wixii la mid ah. Buugga Dhakafaar waa 14 sheeko oo gaagaaban. Wuxuu buuggu kuu ballan-qaadayaa fikir xor ah iyo farshaxan casri ah. Waxaadna ka helaysaa farriimo si toos ah ula fal-galayo nolosha bulshada-farriimo xal u noqon karo tiiha ay Soomaalidu gashay qaran-jabkii ka dib.

Media Bøker     Pocketbok   (Bok med mykt omslag og limt rygg)
Utgitt 22. mai 2017
ISBN13 9781546886877
Utgivere Createspace Independent Publishing Platf
Antall sider 160
Mål 127 × 203 × 9 mm   ·   181 g
Språk Somali